Somali Links:
soomaal Kooxda Moss-United waa Koox soomaliyeed ee Magaalada Moss ayaa ku guuleysatay
14 kooxood oo ka dhisan Gobolada dalka Norwey.Koobkaan ayaa waxaa markii dambe iskugu soo baxay finalaha,Kooxaha Oslo iyo kooxda (Moss United)waxaana 2-0 guushii ku raacday Kooxda Moss United....
soomaal Waxaa wax layaab leh Noqtay Xubin ka mid ah Ispaheysiga Dib U xoreynta soomaliya ka mid ah kana soo galay baraalamaanka Xorta
Horeyna U ahaa Xildhibaan ka Tirsanaa Dowladii Carto Sheegtana in U yahay Siyaasi ayaa shalay ....
soomaal Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo sadex Qof oo Rayid ah ku dilay, Guryana ku gubay Tuulooyin ka tirsan Gobolka Nogbeed ee S/galbeed
Warar lagu kalsoon yahay ayaa website ka soomaaligalbeed u xaqiijiyay in dadka lalaayay ay ahaayeen sadex nin oo rayid ah oo aanaan magac yadooda wali helin, ragan ayay wararku ku sheegayaan in ay ahaayeen odoyaal katirsanaa magaaladaas oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ku eedeeyeen in aanay lashaqaynaynin, sidaas darteedna ay yihiin nabad diidyo...
soomaal Dagaal culus oo Goordhaw ka bilaawday degmada Matabaan xadka ay wadaagaan G/gaduud & Hiiraan
Xoogaga Mujaahidiinta islaamka Soomaaliya ayaa Goordhaw dagaal aad u qaraar ku qaaday Ciidamada Cadawga Itoobiya oo marayay duleedka degmada Matabaan Gobalka G/gaduud ee ku taala xadka kala qaybiya gobolada Hiiraan & Galgaduud halkaas oo khasaare ba,an lagu gaarsiiyay cadowga tikreega ee wadanka soomaaliya ku soo duulay ...
soomaal Midowga Maxakamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliyeed oo isbaarooyin badan ka qaaday qeybo ka mid ah Gobolada Jubooyinka
Ciidamo Xoogan oo taabacsan Maxkamadaha Islaamka ayaa howlgalo jid gooyo qaadis ah waxaa ay ka sameeyeen wadooyinka isku xira Degmooyinka Bu'aale, Xagar iyo Afmadow oo kawada tirsan Gobolada J/hoose iyo J/dhexe sida uu Idaacada Shabelle u sheegay Sheekh C/qaadir Cabdi Nuur Aadan oo ka mid ahaa xubnihii hor kacayay Ciidamada Howlgalada ka sameeyay wadooyinka isku xira Godolada Jubooyinka. ...
soomaal Ciidamada Itoobiya oo Weli siiwado Xasuuqa Shacabka magaalada Guri Ceel xili Xalay dagaal qaraar ay kala kulmeen Muqaawama
Ciidamada Itoobiya ee dhawaan xoogaga ku qabsaday degmada Guri Ceel Gobalka G/gaduud ayaa Maanta Dilal bareer ah u gaystay Dad Shacab ah oo ah kuwii looga kala qaxay magaalada...
soomaal Mujaahidiinta Middowga Jabhadda islaamiga ah Soomaaligalbeed oo Weerar Dhabo Gal ah ku qaaday Gaadiid ay Leeyihiin Ciidamada Itoobiya.
Ciidamada Mujaahidiinta Midowga Jabhadda islaamiga ah ee S/galbeed oo ku sugnaa Tuuladaas ayay ku soo baxeen labadan baabuur ee katirsanaa Ciidamada itoobiya oo kayimid dhanka magaalada Garbo iyagoo usii jeeday dhanka magaalada dhanaan isla markaana baabuur badan cadowga tikreega ka gubay...
soomaal Dagaal Culus oo galabta ka qarxay degmada Guriceel & Ciidamada Ethiopia oo duqeeyay magaaladaasi.
Dagaalka oo socday mudo daqiiqado ah ayaa Ciidamada Ethiopia waxa ay bilabeen in ay duqeeyaan xaafadaha ay ka koobantahay magaalada guri ceel ee gobolkaasi Gal gaduud iyadoo duqeyntaan ay noqoneyso tii labaad oo Ciidamada Ethiopia u geystaan Magaaladaasi...
soomaal Xoogagga Mujaahidiinta Islaamka Soomaaliyeed ee Al-shabaab oo La wareegay Gacan ku heynta Degmada Xudur isla markaana ka xoreeyay dabadhilifka tikreega
Xoogagga Mujaahidiinta islaamka Soomaaliyeed Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Xudur kadib dagaal saakay kooxda dabadhilifka tikreega & xoogagga hubeysan ee Al-shabaab ku dhexmaray degmadaas halkaas oo ay xoog kula wareegeen...
soomaal Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis : Koox dabadhilifka Ethiopia oo xusaysa 1 july isla markaana ku faraxsan gumaadka umadda soomaaliyeed oo ka dhaci doona magaalada Oslo, Norway
Iyadoo la ogsoon yahay in uu Dalka Ku Jiro Gacanta gumaysiga tikreega sanad guuradii 1-da Luulyo oo ku began markii Koonfurta Soomaaliya ay ka xorowday gumeysigii Talyaaniga isla markaana israaceen gobolada waqooyi iyo koonfur 47-sano ka hor in lagu xuso caasimadda dalka Norway ee magaalada Oslo. ...
soomaal Ciidamada Itoobiyaanka oo fariisimo ciidan ka sameystay Guriceel & Dadwaynaha magaalada oo ka barakacaya
Wariyeyaal ku sugan magaalada Guriceel ayaa sheegaya in markii horeba dadka ku dhaqan deegaankaasi ay ka baqdin qabeen ciidamada Itoobiyaanka maadama aysan inta badan xarumo joogto ah halkaasi wali ku yeelan...
soomaal Xoogaga Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee soomaaliyeed oo Beledweyne Qabsaday
Xoogag maxkamadaha Islaamiga ayaa saaka la wareegay gacan ku haynta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo maamul ku sheegii tikreegu sameeyeen ay halkaas ka carareen iyagoo lafahooda la cararay isla markaana meel ay jaan dhigeen aan lahayn ...
soomaal Ciidamada itoobiya oo duqayn ba’an u geystay xaafadaha Suuqa xoolaha
Xaafadahaas oo ay degan yihiin dad rayid ah aya la sheegayaa in itobiyaanku ay ka jawaabayeen madaafiic lagu soo tuuray oo aan la ogayn mel ay kaga yimaadeen, lama oga wax qasaare ah oo ay gaysatay duqayntaas...
soomaal Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho oo Hoobiyaal lagu Garaacay
Dadka deegaanka ayaa ku waramay in ay maqlayeen daryanka madaafiic xooggan oo ku dhaceysa xarunta warsadda Baastada, iyadoo dadku ay sidoo kale sheegeen in ciidamada Ethiopia ay madaafiic jawaab ah ku duqeeyeen deegaanka Suuqa Xoolaha. ...
soomaal Taageerayaasha Abdullahi Yuusuf Yeey oo ku shir qarsoodi ah ku qabsaday magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway
Taageerayaasha qabqablaha dagaalka ee Cabdulaahi Yuusuf Yeey ayaa shir lagu diidan yahay heshiis ku sheega Djibouti ku dhigay magaalada Oslo ee xarunta dalka norway kaas oo ay sheegeen in uusan u cuntamayn beeshs uu abdullahi yuusuf ka soo jeedo ee Majeerteen isla markaana waxay sheegeen inay sii taageersan yihiin sii joogitaanka ciidamada ethiopia ee dalka somalia...
soomaal War deg deg ah: Mooryaanta tikreega oo lagu weeraray magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan
meydka ninkani oo ay haleeshay rasaas badan ayaa haatan yaala cisbitalka weyn ee magalada B/weyne waxaana ciidamadani ay magalada soo galeen waa barigii hore ee saakay kadib markii xalay weerar kooxa hubeysan ay ku qaadeen guri uu leeyahay mid kamid ah ganacsatada qaadka magalada B/weyne ...
soomaal Xoogaga mujaahidiinta soomaaliyeed oo Xoog ku qabsaday Goob Isbaaro ah oo u tiilay kooxda burcada ah ee Imbagathi
Xoogaga mujaahidiinta soomaaliyeed ayaa weerar xoogan oo loo adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ku qaaday bar isbaaro oo kooxda burcadda & mooryaanta ee Imbagathi ah ee la shaqeysa gumeysiga itoobiya u taaley agagaarka kuliyada jaale siyaad ee wadadda warshadaha ee magaalada muqdisho halkaas oo ay xoog kula wareegeen ...
soomaal Ururka Wadaniga Soomaaliyeed oo Baaq udiray Bahda Sportiga Soomaaliyeed
Kooxaha Sportiga qaarkood howsha ay wadaan waxay u burburtaa Akhlaaq xumo ka timaaddo Ciyaartoyda iyo Waalidiintooda. Waxaa bata buuqa, waxaa yaraada is maqalka, Waxaa luma Ixtiraamkii...
soomaal Ogeysiis Muhiim ah :Turaanturooyinka &Turxaanbixintooda Mu,tamarka Islaamiga ah ee Wadamadda Scandinavian ka oo lagu qabanyo magaalada Stockholm,Sweden
Meesha uu ka dhacayo Sannadkan Mu'tamarku waa Stockholm-Sweden, Xaaafada Rinkeby adreeskuna waa: Rinkebystrهket 13.Waxii faahfaahin ah ee intaa dheer fadlan kala xiriir:Max'ed Cawil +46737290352 -Cabdijibar +46735519993 ...
soomaal War Sir ah oo ku saabsan Maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo!!
Waxa maalmahan ka soconayey Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya Shir looga hadlayey Maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,kaas oo ay ka qayb galayeen xunbo matelayey Beelaha Harti & Mareexaan....
soomaal Nin ka tirsanaa shaqaalaha hay'adda Concern oo la shaqayn jiray gumaysiga tikreega oo lagu dilay gudaha suuqa Bakaaraha
Dilka maanta ka dhacay gudaha suuqa bakaaraha ayaa noqonaya dilkii seddaxaad ee suuqa loogu geysto shaqsiyaad, iyadoo horey loogu dilay mas'uul ka tirsanaa shirkadda isgaarsiinta Nationlink & sidoo kale afhayeenkii ganacsatada gobolka Banaadir Cabbaas Maxamed Ducaale ...
soomaal Mujaahidiinta Islaamiga ah ee soomaaliyeed oo Hoobiyayaal ku garaacay Airporka Muqdisho
Maanta 11kii barqanimo ayey ugu yaraan sadex madfac oo hoobiye ah ku dhaceen Airporka Magaalada Muqdisho. Madfac kale oo 4aad ayaa ku dhacay dugsigii farsamada ayadoo ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo ku sugnaa makhaayad halkaasi ku taalay, waxaana la xaqiijiyey dhimashada hal qof...
soomaal Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan oo xaalad qalalaaso ay ka jirto
Wararka maanta ka soo baxay gobalka Hiiraan gaar ahaan baladweyne ayaa sheegaya in magaaladaasi ay manta ka jirto xaalad adag oo dhinaca amaanka.Waxaana saaka magaaladaas lagu aasayaa Masuul ka tirsanaa Hay’ada CRD kaasoo u qaabilsanaa dhinaca Gobalad ...
soomaal Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis : Koox dabadhilifka Ethiopia oo xusaysa 1 july isla markaana ku faraxsan gumaadka umadda soomaaliyeed oo ka dhaci doona magaalada Oslo, Norway
Waxaa Nasiib Daro ah Dadka Xusayo Ama Ku faraxsan xasuuqa Walaalahood Soomaliyeed ee Lugu Xasuuqayo Magaalada Muqdisho In ay tahay Nasiib Daro soo wajahaday Umada Soomaliyeed, Waxaa kale oo jira warar sir ah inay ay iman doonaan qaar ka mid ah sirdoonka tikreega & kuwa u shaqeeya mujrimka wayn ee Abdullahi yuusuf YEEY ...
soomaal Sheekh Shariif:Nin aan kuu furaynin yuu kuu rarin
Waxaa tuhun laga qabay in Nuur Cadde,Axmed C/salaan & kooxda Shariif JOKAR uu watay isku aragti ka noqdaan Ethiopia maadaama gumaadka iyo barakicinta eey ku wajahan tahay reeraha eey ka dhasheen,balse waa eey dhici weeyday...
soomaal Olale Balaaran oo dhaqaalo loogu aruurinayo Caruurta Soomaliyeed oo ka bilowday Magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
Ololaha Caawi Caruurta Soomaaliyeed oo ah olole gargaar Balaaran loogu aruurinayo dadka soomaaliyeed ee la’ildaran gaajada, colaadda, hooy la’aanta iyo roobabka lixaadka leh kuna sugan dalkii hooyo ee Somalia ayaa si weyn looga dareemayaa Magaalada Stockholm iyadoo xoogiisa uu ka socdo Xafiiska Ururka Nabada iyo Horumarinta Soomaaliyeediyo ...
soomaal Qarax weyn ayaa waxaa uu gilgiley Gudaha Magaalada Gaalkacyo
Qaraxan ayaa Waxaa uu ka Dhacay Agagaarka Iskoolka umada Ee magaalada Gaalkacyo Waxaana ilaa iyo Haatan Aan la ogeyn Qasaaraha Dhabta ah Ee uu Geystay Qaraxani Marka laga Reebo Laba Ruux oo la Sheegay in ay ku Dhaawacmeyn...
soomaal Dagaal xoogan oo ka soconaya magaalada Muqdisho iyo Madaafiic xoogan oo la is weedaarsanayo
Dagaal Culus oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa haatan ka soconaya agagaaraha gaashaan dhigga iyo Guul Wadayaasha,iyadoona dagaalka uu yahay midkii ugu cuslaa ee waayahan dhaca...
soomaal War Degdeg ah: Labo Nin oo U dhalatay S/galbeed oo ay maamulka Hargaysa ee tikreega u shaqeeya u dhiibeen Gumaysiga Itoobiya.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyay in labo nin oo u dhalatay Soomaaligalbeed ay maamulka Hargaysa ka qabteen boosteejada baabuurta oo ku taala magaalada Hargaysa kuwaas oo loo gacan galiyay cadowga umadda soomaaliyeed ee Ethiopia kuwaas oo la sii mariyay Djibouti...
soomaal Hassan Max,ed Jiifyare oo ku magacaabanaa Police ka Galbeed oo lagu dilay qaraxii ka dhacay Wadadda 21 Oktoober
Xasan Max'ed Jiifyare ayaa lagu dilay qarax maanta lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo marayayay wadadda 21 October qaraxaasi iyadoona uu u dhintay dhaawacii kasoo gaaray markii Cusbitaalka la geeyay sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo xog ogaal ah. ...
soomaal Group ka Labadda Shariif oo sheegay in Ethiopia ay ku baxayso wakhtigii loo qabtay taas oo been abuur cad ah & khiyaali
C/Raxmaan Ibbi oo ka mid ah Group ka labada shariif ee Lacag & Jokar labadaa sharfii oo la sheegay in ay maraykanka lacag ka qaateen ayaa sheegay in ciidamada gumeysiga itoobiya ay baxayaan soomaaliya isla markaana aan loo ogolayn in ay hal maalin ku darsadaan. ...
soomaal Mujaahidiinta Islaamka Soomaaliyeed oo Saakay Weerar qaabaysan ku qaaday Kolonyo uu lasocda Dagaal Ooge C/laahi yuusuf Axmed
Xoogaga Mujaahidiinta AL-SHABAAB & MAXKAMADAHA ayaa markasta Weerar ku qaado C/laahi yuusuf marka uu Muqdisho ka dhoofayo & marka uu soo laabanayo taas oo ilaahay kaliya ah ogyahay xiligga la dili doono insha allah mana dheeraan doonto oo ilaahay ayaa balan qaaday in uu cadawgiisa jabiyo ...
soomaal War deg deg ah Dagaalo aad u kharaar oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & mooryaanta tikreeg oo looga awood roonaaday isla markaana cararay
Dagaalkii ugu Cuslaa ayaa haatan ka qarxay Isgoyska Florence ee farisinka ay ka dhigteen Ciidamada Itoobiyaanka maanta iyadoona si aad ah loo maqlayo daryanka madaafiicda nuucyadeeda kala duwan....
soomaal Faaladda Maanta : Habka ugu haboon ee lagu jabin karo cadowga umadda soomaaliyeed ee Xabashida & Tikreega
Anaga oo qiraneyna in dhulka ugu weyn ee soomaaliya ka kooban tahay ee Soomaaligalbeed uu si la mid ahi dagaal kharaar ay ugu jiraan mujaahidiinta islaamka soomaaligalbeed cadowga madow ee amxaarada/tigreega isla markaana khasaare maal & nafba u gaysatay. ...
soomaal Gacan ku dhiigle (The butcher of the somali Children )C/laahi Yusuf ..Xukun qeybsiga wuxuu ku xiran yahay Meel marinta Heshiiskii Jabuuti
Gacan ku dhiigle (The butcher)Cabdullahi Yusuf Axmed oo hada booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan ka dhacay dalkaasi ee dhexmaray labada kooxood ee Imbagathi & Djibouti Group of two Shariifs...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45  Next


©  kacdoon.com    .   kacdoon2@hotmail.com Powered by   Ramaas Software